Waaxda caafimaadka dadweynaha ee FHI, ayaa iyada oo kaashaneyso dhakhaatiir iyo khuburo caafimaad ayaa luuqado dhowr oo af-soomaali uu kujiro ku diyaariyay jawaabaha su´aalaha ugu badan ee dadku ay iska weydiiyaan xanuunka Covid-19.
Su´aalahaas oo la xiriira dhamaan waxyaabaha caafimaad ahaan ku wareegsan xanuunkan, sida uu saameyn ugu yeesho dadka kale iyo su´aalo kale.