Dowlada Norway ayaa isbuucii tagay soo bandhigtay qorshe bilow ah iyo jadwal ay dowladu rabto inay si tartiib tartiib ah u qaado xayiraadaha ka dhashay xanuunka Corona-virus.

Wasaaradda caafimaadka Norway(HelseNorge) ayaa luuqado badan oo Af soomaali uu kujiro ku diyaarisay qorshaha iyo jadwalka dowlada ee lagu qaadayo xayiraadaha xanuunka Corona.

Halkan ka akhri Jadwalka oo Af soomaali ku qoran.

legg igjen kommentar/ ka dhiibo fikirkaaga

avatar

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

  Subscribe  
Notify of