lørdag, april 27, 2024

Warbixin ku socota waalidka dhalay ilmaha dhigto xanaanada (Barnehage).

Dhawaan waxaa la furi doonaa xanaanooyinka caruurta, kadib isbuucyo ay u xirnaayeen xanibaada xanuunka Covid-19.

Hey´adda waxbarashada Norway ayaa waalidka dhalay caruurta dhigata xanaanada(Barnehage) u diray fariimo ku saabsan furitaanka, taas oo lagu qoray luuqado kala duwan.

Halkan ka akhri warbixinta UDIR oo af soomaali ah: https://www.udir.no/globalassets/filer/kvalitet-og-kompetanse/korona/forelderinfo_somali.pdf

Latest news
Related news
error: Digniin: Ha isku dayin in copy gareyso wararka aan daabacno. Waan kula soconaa.
0
Would love your thoughts, please comment.x
()
x