lørdag, april 27, 2024

Shirkada Ethiopian Airlines: Ciid Mubaarak

Shirkada diyaaradaha Ethiopian Airlines, ayaa dhamaan macaamiisheeda soomaalida ah ee ku dhaqan Norway ugu hambalyeyneyso farxada maalinta ciida ah.

Waxeyna u rajeynayaan inay maalinta ciida ku qaataan jawi farxadeed, iyaga iyo qoyskoodaba.

Latest news
Related news
error: Digniin: Ha isku dayin in copy gareyso wararka aan daabacno. Waan kula soconaa.
0
Would love your thoughts, please comment.x
()
x