Hiiliye Travel: Macaamiisha degan Woqooyiga Norway, waxey siin doonaa 1000 Kr,- oo qiimo dhimis ah.

0
202

Shirkada Hiiliye Travel ayaa macaamiisheeda ogeysiineyso in dadka degan Woqooyiga dalka Norway ee shirkada ka goosta adeega cumrada Ramadaanka, ay heli doonaan qiimo-dhimis dhan 1000 kr. Taas oo looga kabi doono socdaalkooda ay Oslo ku imaanayaan.

Macamiisha Hiiliye Travel ee degan Stavanger, Bergen. Trondheim. Ålesund iyo molde ayay ku wargalinayaan in marka ay imaanayaan Safaarada, si faraha looga qaado ay Shirkadda u celinayso 1000kr.

Wixii faah-faahin ah ee ku saabsan arintan, kala xiriir Hiiliye Travel:

Tlf: 48919140 ama 2139239

Subscribe
Notify of
guest

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

0 Comments
oldest
newest most voted
Inline Feedbacks
View all comments