(Dhageyso)-Australia: Maraykanka oo dib u dajin u sameyn qaxootigii xeryaha Nauru

0
79
Australia- Nauru

Dawladda Australia ayaa sheegtay in hadda wixii ka dambeeya ayna caruur ku heyn doonin xeryaha dadka magan-galyo doonka ah ee ku yaalla Jasiiradda Nauru ee Badweynta Pacifiga.

Kooxdii u dambeysay ayaa hadda isku diyaarinaya in iyaga iyo qoysaskoodu ay u soo duulaan dalka Maraykanka, arrintaas oo qeyb ka ah heshiis ay wada gaareen labada dal.

Hadaba dadka la qorsheynayo in dib u dajinta loogu sameeyo Australia ayaa waxaa kamid ah ilaa labaatameeyo qof oo soomaali ah, kuwaas oo doonyo ku galay dalka Australia.

Halkan ka dhageyso warbixin arintaas ku saabsan: VOA- 

Subscribe
Notify of
guest

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

0 Comments
oldest
newest most voted
Inline Feedbacks
View all comments