Ilowareedyo: CIA-da oo aaminsan in dhaxalsugaha boqortooayda Sucuudiga uu bixiyay amarka dilka wariye Khashoggi

0
197

Sida laga soo xigtay ilo wareedyo katirsan hey´adda CIA-da, hey´adda sirdoonka mareykanka ayaa aaminsan in dhaxalsugaha boqortooyada Sucuudiga, Maxamed Binu Salmaan uu bixiyay amarka lagu dilay wariye Jamal Khashoggi.

Halkan ka dhageyso warbixinta arintaas ku saabsan:VOA-

Subscribe
Notify of
guest

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

0 Comments
oldest
newest most voted
Inline Feedbacks
View all comments