Sweden: Ururka dhalinyarada muslimiinta oo laga gooyay lacagtii taageerada

0
262

Heyádda dhalinyarada iyo arimaha bulshada u qaabilsan dowlada Sweden ayaa markii labaad go aamisay in taageerada dhaqaale laga gooyo ururka dhalinrada muslimiinta dalkaas Sweden, sida ay maanta baahiyeen warbaahinta dalkaas.

Go´aankan ayaa yimid kadib markii ay soo baxday warbixin dhaleeceyn loogu jeediyo ururkaas, taas oo ku saabsan in ururka ay xubno ka ahaayeen dad fikir ahaan u janjeera dhinaca xagjirnimada, waa sida hadalka loo dhigaye.

Ururka dhalinyarada muslimiinta ayaa sidoo kale laga sugayaa inay soo celiyaan lacag ku dhow 1,4 milyan oo lacagta dalka Sweden, taas oo ururkaas taageero ahaan loo siiyay sanadkii 2016.

Xigasho/kilde: SverigesRadio.Se

Subscribe
Notify of
guest

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

0 Comments
oldest
newest most voted
Inline Feedbacks
View all comments