(Video): Soomaalida Gjøvik oo lacag ku wareejiyay gudiga gurmadka soomaalida Norway

0
169

Gudiga taakuleynta jaaliyada soomaaliyeed ee magaalada Gjøvik ayaa lacag ku wareejiyay gudiga gurmadka soomaalida Norway oo isbuucyadii ugu danbeeyay ku howlanaa howl lacag uruurin ah oo loo sameynayo soomaalida ku dhibaateysan gudaha dalka Ethiopia.

Halkan ka daawo muuqaalka lacag wareejinta:

 

Subscribe
Notify of
guest

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

0 Comments
oldest
newest most voted
Inline Feedbacks
View all comments