Maxkamada sare ee Mareykanka oo Trump ku raacday xayiraada safarka muwaadiniinta wadamo ay kamid tahay Soomaaliya

0
227

Maxkamadda sare ee dalkan Maraykanka ayaa ku dhawaaqaday go’aan ka farxin doono madaxweynaha dalka Mareykanka D. Trump, kaas oo ah inay go’aamisay  inuu sharci yahay go’aankii xayiraada dhinaca socdaalka ee uu madaxweyne Trump soo saaray.

Amarka madaxweynaha Maraykanka ayaa saamaynaya dadka kasoo jeedo dalal sideed wadan oo ay kamid tahay Soomaaliya.

Halkan ka dhageyso warbixin ay idaacada VOA-da ka diyaarisay arintaas.

Subscribe
Notify of
guest

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

0 Comments
oldest
newest most voted
Inline Feedbacks
View all comments