Idaacada VOA-da oo warbixin ka diyaarisay soomaalida Trandum ku xiran.

0
112

Idaacada codka Mareykanka(VOA) laanteeda afka soomaaliga ayaa warbixin ka diyaarisay xaalada guud ahaan qoxootiga dalkan Norway, gaar ahaan dad soomaali ah oo ku xiran xero-xabsiyeeda Trandum. Kuwaas oo qaarkood loo sheegay in dhawaan loo tarxiilo doono Soomaaliya.

Halkan ka dhageyso(daqiiqada 11-aad ilaa 16-aad)

Subscribe
Notify of
guest

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

0 Comments
oldest
newest most voted
Inline Feedbacks
View all comments