Amineh Kakabaveh oo ah haweeney asal ahaan kasoo jeedo dalka Iiraan, kana tirsan xisbiga Vänsterpartiet ee dalka Sweden, ayaa sanadkan laga tuuray liiska musharaxiinta baarlamaanka xisbigaas ee baarlamaanka Sweden.
Haweeneydan ayaa sanadkii 2014 kujirtay booska 4-aad ee musharaxiinta baarlamaanka xisbigaas ee magaalada Stocklom, balse sanadkan ayaan gabi ahaanba aan lagu soo darin liiska dadka u sharaxan kamid noqoshada baarlamaanka ee xisbigaas.
Haweeneydan ayaa sanadkii 2016-ka barteeda Facebooga soo dhigtay muuqaal been abuur ah, kaas oo soomaalida lagu tilmaamayo inay yihiin tuugo iyo dad haweenka kufsada. Muuqaalka oo ahaa mid ay sameeyeen kooxda xagjirka midigta fog ah ee Nordic Youth, balse waxay ku dhajiyeen calaamada TV-ga qaranka Sweden ee SVT.
Xisbiga Vänsterpartiet ayaan qeexin sababta ay Haweeneydan uga tuureen liiska musharaxiinta, iyaga oo ka gaabsaday inay sharaxaad ka bixiyaan qaabka ay u qiimeeyaan qofka baarlamaaanka uga mid noqon kara iyo qofka kale.
Haweeneydan ayaa sheegtay inay aad uga xuntahay inay iska weydo liiska musharaxiinta baarlamaanka, waxeyna ku dartay in taas ay gaf ku tahay shaqadii ay soo qabatay.
We use cookies on our website to give you the most relevant experience by remembering your preferences. By clicking “Accept”, you consent to the use of the cookies.
This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
Any cookies that may not be particularly necessary for the website to function and is used specifically to collect user personal data via analytics, ads, other embedded contents are termed as non-necessary cookies. It is mandatory to procure user consent prior to running these cookies on your website.
error: Digniin: Ha isku dayin in copy gareyso wararka aan daabacno. Waan kula soconaa.