SSB: Isku celi-celis 200.000 oo muslimiin ah ayaan Norway kunool.

0
136

Inkasta oo aan si dhab ah loo heyn tirada dadka muslimiinta ah ee wadankan kunool, hadana wakaalada xog uruurinta dalkan Norway ee SSB oo soo xiganeyso ilo dhowr ah oo kala duwan, ayaa warbixin cusub ku sheegtay in tirada muslimiinta Norway kunool ay tahay 200.000 qof isku cel-celis ahaan.

Waxeyna dadka muslimiinta ah ee dalkan kunool ay dhanyihiin 2,8-4% guud ahaan bulshada kunool Norway.

Soomaalida ayaa ah qowmiyada muslimka ah ee ugu badan ee Norway kunool, waxaana kusoo xigo Paakistaanida.

Xigasho/kilde: SSB

Subscribe
Notify of
guest

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

0 Comments
oldest
newest most voted
Inline Feedbacks
View all comments