Gudiga gurmad qaran Norway 00 129 kun oo dollar ku wareejiyay gudiga gurmadka qarixii Muqdisho

0
191

Gudiga gurmadka qaran ee Norway ayaa lacag dhan 129.335 oo dollar u diray dadkii ku waxyeeloobay musiibadii zoobe, waxaana lacagtaas lagu diray Sh Nuur Baaruud gurxan oo katirsan gudiga gurmadka qaran ee la magacaabay.

Lacagtan oo norwiiji ahaan gaareysa 1.101.101 NOK(hal milyan iyo boqol kun) ayaa laga soo uruuriyay magaalooyin badan oo kamid dalkan Norway.

Halkan ka daawo kulanka lacag wareejinta.

 

Subscribe
Notify of
guest

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

0 Comments
oldest
newest most voted
Inline Feedbacks
View all comments