Soomaalida Norway oo gudi gurmad lacag uruurin ah sameeyo ku dhawaaqay

0
160

Jaaliyada Soomaaliyeed ee dalkan Norway ayaa caawa sheegay inay abaabuleen gudi deg-deg ah, kaas oo gargaar uruurin u sameeyo dadkii ku waxyeeloobay musiibadii ka dhacday magaalada Muqdisho.

Gudigan ayaa hey´ada hanaano u xilsaaray uruurinta lacagta, waxeyna sheegeen inay adeegsan doonaan wadadii la maray xiligii gurmad aruurinta abaaraha.

Halkan ka daawo muuqaalka hordhaca ah ee qaar kamid ah gudiga ay qabteen.

Subscribe
Notify of
guest

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

0 Comments
oldest
newest most voted
Inline Feedbacks
View all comments