Tirinta codadka wali wey socotoo: Natiijada kama dambeysta ah wali masoo bixin

0
235

Inkasta oo xisbiyada midigta ay hogaaminayaan codadkii ilaa hada la tiriyay, hadana wali tirinta codadka ma dhamaan ama xitaa kala bar lama gaarin. Sidaas darteed, yaan farxada ama murugada lasii hormarsan.

Ilaa hada waxaa la tiriyay wax ka yar 40%, waxaana dhiman 60%. Wax walbana wey dhici karaan, natiijaduna dhan walba ayay u dhici kartaa. Waxaa muuqato in tirada ay kor iyo hoos u socoto.

Subscribe
Notify of
guest

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

0 Comments
oldest
newest most voted
Inline Feedbacks
View all comments