Goobaha codbixinta hordhaca ah oo maanta xirmayo!: Ka faa´iideyso oo codee

0
204

Waxaa maanta oo jimce oo jimce lasoo xiri doonaa goobaha codbixinta hordhaca ah ee la furay bil kahor. Qofka wali aan codeyn ee raba inuu maalinta doorashada ka badbaado saf dheer, wuxuu ugu danbeyn maanta heystaa fursad uu codka ku dhiiban karo.

Doorashada baarlamaanka ayaa loo darer doonaa maalinta isniinta ee 11-ka September, isla habeenka isniinta ayaana jawaabta hordhaca ah lasoo saari doonaa.

Subscribe
Notify of
guest

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

0 Comments
oldest
newest most voted
Inline Feedbacks
View all comments