fredag, april 26, 2024

Eidsvoll: Nin soomaali ah oo loo diiday inuu soo galo Norway

Sida uu qorayo wargeyska lokalka ah ee Eidsvoll, nin sodomeeyo(30) jir soomaali ah ayaa loo diiday inuu soo galo dalkan Norway. Sababta ayaa lagu sheegay in ninkan uusan bixin qorshaha safarkiisa Norway, isla markaana uusan wadanka wax dhaqaale ah(midler).

Ilaalada xuduudka ayaa ninkan soomaaliga ah markii danbe ku celiyay dalka Island(Iceland) oo uu sharci ku leeyahay.

Xigasho/kilde: EUB.NO

[adsenseyu2]

Latest news
Related news
error: Digniin: Ha isku dayin in copy gareyso wararka aan daabacno. Waan kula soconaa.
0
Would love your thoughts, please comment.x
()
x