(Sawiro): Daawo sidee maalinta kowda Luulyo looga xusay magaalada Oslo

0
230
Foto: Cali Wadani/Nuxur Media

Magaalada Oslo ee caasimada dalkan Norway, waxaa sabtidiii lasoo dhaafay lagu qabtay xaflad weyn oo loogu dabaal dagayay maalinta xoriyada Soomaaliya ee kowda Luulyo.

Xafladan oo lagu qabtay bartamaha magaalada Oslo, gaar ahaan xaafada ay soomaalidu ku badantahay ee Grønland ayaa waxaa kasoo qeybgalay dad dhowr boqol kor u dhaafayo, kuwaas oo ka kala yimid gobolada iyo magaalooyinka Oslo ku xeeran.

Dadka kulankaas shaley ka qeybgalay waxaa kamid ah Xildhibaan Abdi Ali oo ah oo mudane katirsan baarlamaanka dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya, isla markaana kamid ah jaaliyada soomaaliyeed ee dalkan Norway.

Halkan ka daawo sawirada laga qaadayxafladii kowda Luulyo ee Oslo.  

[adsenseyu2]

 

Subscribe
Notify of
guest

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

0 Comments
oldest
newest most voted
Inline Feedbacks
View all comments