Heikki Holmås oo soomaalida Norway ugu hambalyeeyay maalinta kowda Luulyo

0
175

Wasiirkii hore ee arimaha horumarinta dalkan Norway, hadana ah xildhibaan katirsan baarlamaanka, Heikki Holmås ayaa soomaalida Norway ugu hambalyeeyay maalinta xornimada ee kowda Luulyo. 

Heikki ayaa muuqaal uu soo dhigay bartiisa Facebooga Hambalyo u diray R.W Hassan Ali Kheyre iyo Gudoomiyaha baarlamaanka, Mohamed Osman Jawaari oo labaduba kamid ah soomaalida reer Norway ee dib ugu noqotay wadankii.

Heikki oo sxb dhow la ah soomaalida Norway, ayaa intii uu wasiirka ahaa dhowr mar safar ku tagay Soomaaliya. 

Halkan ka daawo muuqaalka hambalyada kowda Luulyo ee Heikki Holmås.

[adsenseyu2]

 

Subscribe
Notify of
guest

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

0 Comments
oldest
newest most voted
Inline Feedbacks
View all comments