Hassan Ali Kheyre oo ka baaqday safarkii uu ku imaan lahaa Norway

0
187

Reysulwasaaraha Soomaaaliya, Hassan Ali Kheyre ayaa ka baaqday safarkii uu ku imaan lahaa dalkan Norway, waxaana sidaas noo xaqiijiyay ilo ka agdhow xafiiska reysulwasaaraha.

Baaqashada Kheyre ee safarkiisa Norway ayaa lagu sababeeyay howlo shaqo oo Soomaaliya kajira xiligan, gaar ahaan arinta la xiriirta xasilinta amaanka magaalada Muqdisho. Warar kale oo aan helnay ayaa sheegayo in arinta khilaafka khaliijka ay iyadna kamid tahay sababaha keenay baaqashada kheyre ee safarkiisa uu ku imaan lahaa Norway.

Subscribe
Notify of
guest

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

0 Comments
oldest
newest most voted
Inline Feedbacks
View all comments