Caruur soomaali ah oo kamid noqday dadkii ku geeriyooday dabaqii gubtay ee London

0
162

Ugu yaraan 30 qof ayaa ku geeriyooday dabkii ka kacay guriga dabaqa ah ee ku yaalay magaalada London, waxaana ilaa hada la     la´yahay tobanaan qof oo kale oo gurigaas kunoolaa. Sida laga soo xigtay ilo ka agdhow booliska, waxaa laga cabsi qabaa in ku dhawaad 70 qof ay isku dar ku geeriyoodeen musiibadaas.

Sida ka muuqato sawirada iyo magacyada ay boolisku soo bandhigeen, waxaa dadka gurigaas ka geeriyooday kamid ah dhowr caruur soomaali ah oo kamid ahaa dadka gurigaas degenaa. Sidoo kale dadka ilaa hada aan la xaqiijin geeridooda, waxaa kamid ah dad soomaaliyeed oo gurigaas kunoolaa

Dowlada Ingiriiska, Maamulka magaalada London iyo dhamaan shacabweynaha U.K ayaa si weyn u garab istaagay dadka ay waxyeeladu kasoo gaartay dabka ka kacay gurigaas.

DNB/SKYNEWS, Aftenposten

[adsenseyu2]

Subscribe
Notify of
guest

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

0 Comments
oldest
newest most voted
Inline Feedbacks
View all comments