Masaajid ku yaalo Magaalada Innsbruck ee caasimadda u ah Gobolka Tirol ee wadanka Austria, ayaa habeen hore xiligii afurka, waxaa toorey lagu geliyay wiil Soomaali ah oo 21 sano jir ah. Waxaa falkaas geystay nin kasoo jeedo dalka Afgaanistaan oo 38 sano jir ah, sida ay qorayaan warbaahinta dalka Austria.
Xaalada wiilka ayaa shaley aheyd mid degan, sida uu sheegay wargeyska epochtimes.
Xigasho/kilde:epochtimes.de
[adsenseyu2]