fredag, april 19, 2024

Deg-deg: Warbaahinta Denmark oo si xad-dhaaf ah u hadalheyso dhacdadii dugsi quraanka Hargeysa

Warbaahinta dalka Denmark ayaa ilaa iyo xaley si aan caadi aheyn oo xad dhaaf u hadalheyso dhacdadii hargeysa ka dhacday ee ku saabsaneyd gabdhaha qurbaha ka yimid ee laga soo qabtay goobta dugsi quraanka ah. 

Muuqaal baahiyaha TV2 qeybtiisa Denmark ayaa si live ah xaley u tabinayay wararka ku saabsan dhacdadaas iyaga oo markii hore soo xiganayay NRK-ga dalkan Norway. Kadibna wuxuu warkaas ku faafay warbaahinta kale ee Denmark, iyada oo wargeysto badan ay maanta si weyn wax uga qorayaan.

Xigasho/kilde: TV2.DK, Jyllands.dk…..

[adsenseyu2]

 

Latest news
Related news
error: Digniin: Ha isku dayin in copy gareyso wararka aan daabacno. Waan kula soconaa.
0
Would love your thoughts, please comment.x
()
x