Warbaahinta dalka Denmark ayaa ilaa iyo xaley si aan caadi aheyn oo xad dhaaf u hadalheyso dhacdadii hargeysa ka dhacday ee ku saabsaneyd gabdhaha qurbaha ka yimid ee laga soo qabtay goobta dugsi quraanka ah.
Muuqaal baahiyaha TV2 qeybtiisa Denmark ayaa si live ah xaley u tabinayay wararka ku saabsan dhacdadaas iyaga oo markii hore soo xiganayay NRK-ga dalkan Norway. Kadibna wuxuu warkaas ku faafay warbaahinta kale ee Denmark, iyada oo wargeysto badan ay maanta si weyn wax uga qorayaan.
Xigasho/kilde: TV2.DK, Jyllands.dk…..
[adsenseyu2]