torsdag, mars 30, 2023

Waraaqaha cusub ee lacagta oo dhawaan suuqa soo gali doono

- Advertisement -spot_img
- Advertisement -spot_img

Dhamaadka bishan aan kujirno ee may, waxaa suuqa soo gali doono qeybta koowaad ee waraaqaha cusub ee lacagta dalkan Norway. 30-ka bishan may, waxaa suuqa soo gali doono waraaqaha 100 iyo 200-ta boqol(fiiri sawirka).

Halka waraaqaha lacagta 50 iyo 500-na, lagu wado inay suuqa soo galaan dhamaadka sanadkan aan kujirno ee 2017.

Waraaqaha lacagta hada la isticmaalo ee 100-ka iyo 200 boqol, ayaa sii shaqeyn doono mudo sanad ah. Labada nooc ee waraaqaha lacagta ayaa si isku mid ah usii shaqeyn doono mudo 12 ilood ah.

[adsenseyu2]

Xigasho/kilde: Nettavisen.no

- Advertisement -spot_img
Latest news
Related news
error: Digniin: Ha isku dayin in copy gareyso wararka aan daabacno. Waan kula soconaa.
0
Would love your thoughts, please comment.x
()
x