. Walaalaha muslimiinta ah, waxaan xasuusinaynaa in ay fooda nagu soo hayso bishii barakaysnayd ee Ramadan. Sidaas darted walaalaha muslimeenta ah waxaan ka codsanaynaa in ay ku caawiyaan Zakaatulfitriga sanadkan agoonta saboolka ah, naafada iyo maatida si ay farxada ula qaybsadaan bulshada inteeda kale maalinta ciida ah.
2013 waxaa Zakatulfitriga ka faaidaytay 700 qof oo kul nool 5 magaalo