Marka hore waxaan salaameynaa walaalaha soomaaliyeed ee ku taxan warbaahinta NorSom News. Intaas kadib:
1. Walaalaha muslimiinta ah, waxaan xasuusinaynaa in ay fooda nagu soo hayso bishii barakaysnayd ee Ramadan. Sidaas darted walaalaha muslimeenta ah waxaan ka codsanaynaa in ay ku caawiyaan Zakaatulfitriga sanadkan agoonta saboolka ah, naafada iyo maatida si ay farxada ula qaybsadaan bulshada inteeda kale maalinta ciida ah.
2013 waxaa Zakatulfitriga ka faaidaytay 700 qof oo kul nool 5 magaalo
2014 waxaa Zakatulfitriga ka faaidaytay 900 qof oo kul nool 6 magaalo
2015 waxaa Zakatulfitriga ka faaidaytay 1200 qof oo kul nool 7 magaalo
2016 waxaa Zakatulfitriga ka faaidaytay 1500 qof oo kul nool 9 mglaalo.
Sanadkaan waxaan ku tala jirnaa inaan gaarsiino Zakatulfitriga 2000 qof 11 magaalo insha allah.
2. Zakaatulfitriga waxay ka meyreysaa qofka, gefkii yaraa ee ka dhacay intii uu soomanaa, waana quudinta dadka saboolka.
Fadlan halkaan ku soo dir si loo gaarsiiyo cida ku haboon iyo waqtiga ku haboon.
Waxaan qabanaynaa Zakaatulfitriga ugu dambeyn 26 ka Ramadan ama 21 June 2017 . Qiimaha calaa qof waa 70 kr: Waxaad ku soo hagaajin kartaa ama ku soo diri kartaa konto nr 15034842296 Vipps: 92953 Paypal: http://hanano.org/became-a-sponser/ Wabilahi Tawfiiq. Xanaano/HDO Oslo Norway
We use cookies on our website to give you the most relevant experience by remembering your preferences. By clicking “Accept”, you consent to the use of the cookies.
This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
Any cookies that may not be particularly necessary for the website to function and is used specifically to collect user personal data via analytics, ads, other embedded contents are termed as non-necessary cookies. It is mandatory to procure user consent prior to running these cookies on your website.
error: Digniin: Ha isku dayin in copy gareyso wararka aan daabacno. Waan kula soconaa.