lørdag, april 20, 2024

NRK: Tre bombeeksperter drept i Somalia

Tre bombeeksperter ble drept mens de arbeidet med å desarmere en bilbombe i Somalia onsdag. Det opplyser politiet i landet. 

Sadex askari oo katirsan ciidamada dowlada federaalka ah ayaa maanta ku geeriyooday qarax ka dhacay degmada wadajir ee caasimada Soomaaliya. Sadexdan askari ayaa kamid ahaa ciidamada sida gaarka ah ugu tababaran fur-furista miinooyinka(miineystayaal). 

[adsenseyu2]

Latest news
Related news
error: Digniin: Ha isku dayin in copy gareyso wararka aan daabacno. Waan kula soconaa.
0
Would love your thoughts, please comment.x
()
x