torsdag, april 25, 2024

Minst fem drept av bilbombe i Somalia

Wararka ka imanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarax loo adeegsaday baabuur uu ka dhacay bannaanka hore ee maqaayadda Italian Cofee oo u dhow xarunta Socdaalka iyo Jinsiyadah ee wadada Maka mukarama.

Sida ay sheegeen laamaha amaanka, ugu yaraan shan qof ayaa ku dhimatay qaraxaas, halka tiro kalena ay ku dhaawacmeen.


Bomben gikk av i nærheten av personer som satt utenfor en kafé kalt Bar Italia, og som ligger like ved innvandringsdepartementet.

Latest news
Related news
error: Digniin: Ha isku dayin in copy gareyso wararka aan daabacno. Waan kula soconaa.
0
Would love your thoughts, please comment.x
()
x