Waxaa maanta loo dareeray wareega 2-aad ee doorashada madaxtinimo dalka ee Faransiiska. Waxaana wareega 2-aad isugu soo haray musharaxa xisbiga xagjirka ah ee Marina La Pen iyo Emmanuel Macron oo ka socdo xisbiga En Marche!.
[adsenseyu2]
[adsenseyu2]