torsdag, april 25, 2024

Turkiya: Urdugan oo ku guuleystay aftidii dadweyne ee maanta ka dhacday Turkiga

Madaxweynaha dalka Turkiga R. D. Urdugan ayaa maanta ku guuleystay doorashadii aftida taariikhiga aheyd. ee maanta ka dhacday dalkaas. Wuxuuna Urdugan Helay 51.3% codadkii la bixiyay, iyada oo ilaa hada la tiriyay 97% codadkii la dhiibtay.

Codbixintii aftida aheyd ee maanta ka dhacday dalkaas, ayaa ku saabsaneyd isbadal lagu sameynayo dastuurka dalka Turkiga, iyada oo madaxweyne Urdugan uu heli doono awood dastuuri ah ka badan tan uu hada heysto.

[adsenseyu2]

 

Latest news
Related news
error: Digniin: Ha isku dayin in copy gareyso wararka aan daabacno. Waan kula soconaa.
0
Would love your thoughts, please comment.x
()
x