torsdag, mars 28, 2024

NRK: Amerikanske soldater skal hjelpe Somalia å bekjempe al-Shabaab

Dowladda Maraykanka ayaa ciidan u dirtay Soomaaliya, si ay gacan uga gaystaan tababaridda ciidamada dagaalka kula jira kooxda Al-Shabaab.
Waana markii ugu horraysay oo uu Maraykanka ciidamo caadi ah u diro Soomaaliya tan iyo 1994-kii, inkastoo ciidamo kooban oo ah kuwa la dagaalanka argigixisada ay dalka ku sugnaayeen.

Warka ku saabsan in ciidanka Maraykanka loo diray Soomaaliya ayaa ku soo beegmaya iyadoo dhammaadkii bishii hore uu madaxweyne Donald Trump uu wax ka badalay qaabka hawlgalka ciidamada ka hortaga argigixisada.
Trump ayaa waxa uu saxiixay amar cusub oo ciidanka Maraykanka u oggolaanayo in ay si toos ah uga qeyb qaadan karaan dagaalka lagula jiro waxa loogu yeeray argigixisada.

Sida laga soo xigtay saraakiil Maraykan ah, ciidammada Maraykanka oo lagu sheegay inay tiradoodu badantahay, ayaa gaaray Muqdisho 2-dii bishan April, waxaana ciidamadaasi codsaday baa la yiri dowladda Soomaaliya.


NRK: Amerikanske soldater skal hjelpe Somalia å bekjempe al-Shabab

USA sier de vil sende omlag førti soldater til Somalia for å trene somaliske styrker i å bekjempe islamistgruppen al-Shabaab.

Det er første gang at så mange regulære amerikanske soldater har vært sendt til Somalia siden 1994. Siden da har det kun vært sendt et fåtall spesialsoldater og antiterror-rådgivere til Somalia.

[adsenseyu2]

Amerikanske styrker trakk seg ut av Somalia etter at to helikoptere ble skutt ned i hovedstaden Mogadishu i 1993. 18 amerikanske soldater ble drept og likene av dem ble slept rundt i byen. Et drama som er gjenfortalt i Hollywoodfilmen Black Hawk Down.

President Donald Trump godkjente forrige måned et direktiv som tillater en tøffere front mot al-Shabab, noe som inkluderer mer aggressive luftangrep mot al-Shabab.

Ifølge U.S. Africa Command skal de amerikanske soldatene gi den somaliske hæren trening innenfor logistikk, for å bekjempe ekstremistgruppen al-Shabab.

Somalias nye somalsk-amerikanske president, Mohamed Abdullahi Mohamed, annonserte forrige uke en ny offensiv mot ekstremister i landet.

Les saken videre her: NRK.NO

[adsenseyu2]

Latest news
Related news
error: Digniin: Ha isku dayin in copy gareyso wararka aan daabacno. Waan kula soconaa.
0
Would love your thoughts, please comment.x
()
x