Labo gudoomiye oo horey uga tirsanaa xisbiga Sverigedemokraterna (SD), ayaa ku dhawaaqay inay sameysteen xisbi cusub oo midigta fog ee xagjirka ah.
Gustav Gassel iyo iyo William Hahne ayaa xilal waaweyn horey ug asoo qabtay xisbiga SD, balse labaduba waxaa laga saaray xisbiga, kadib markii lagu eedeeyay inay xiriir la leeyihiin kooxo cunsuriyaan Nazi ah.
[adsenseyu2]