torsdag, mars 28, 2024

Luul Kulmiye+ Ingeborg Vardøen: Soomaaliya waqti hala siiyo

Wargeyska Dagbladet ayaa maanta soo daabacey maqaal ay si wadajir ah u qoreen Luul Kulmiye oo ah gudoomiyaha Somalia Global Daispora, qeybtiisa Norway iyo Ingebor Vardøen. Maqaalkaas oo ay kaga hadleen isbalada ka dhacaya Soomaaliya, iyo in Soomaaliya aysan xiligan qaabili karin qoxooti soomaaliyeed oo wadan kale laga soo celiyo.

Waxeyna ku cadeeyeen maqaalkooda iney haboonaan laheyd in dadka sharciyada magangalyada ku heysto Norway aan dib loogu celin wadankii, ilaa xaaladu ay si dhab ah u cagadhigeneyso.

Halkan ka akhri maqaalk Luul iyo Ingeborg:

Dagbladet: Det ser lysere ut, men gi Somalia tid

[adsenseyu2]

Latest news
Related news
error: Digniin: Ha isku dayin in copy gareyso wararka aan daabacno. Waan kula soconaa.
0
Would love your thoughts, please comment.x
()
x