Facebook Instagram VKontakte Youtube
  • Nyheter/Warcusub
    • Økonimi/Dhaqaale
    • Utdanning/Waxbarasho
    • News in other languages
    • sport/ciyaaro
    • Politikk/siyaasad
    • NorSom Magazin
  • N TV
  • Wararka caalamka
  • Meninger/Fikrado
  • Covid-19
  • Nala soo xiriir/Kontakt oss
  • Doorashada 2023
Search
NNNORSOMNEWS
Facebook
Instagram
Twitter
Youtube
NNNORSOM NEWS
Facebook
Instagram
Twitter
Youtube
Sign in
Welcome! Log into your account
Forgot your password? Get help
Cookie Policy
Password recovery
Recover your password
A password will be e-mailed to you.
onsdag, mai 21, 2025
Sign in / Join
Facebook
Instagram
Twitter
Youtube
NNNORSOM NEWS
  • Nyheter/Warcusub
    • Økonimi/Dhaqaale
    • Utdanning/Waxbarasho
    • News in other languages
    • sport/ciyaaro
    • Politikk/siyaasad
    • NorSom Magazin
  • N TV
  • Wararka caalamka
  • Meninger/Fikrado
  • Covid-19
  • Nala soo xiriir/Kontakt oss
  • Doorashada 2023
type here...
Wararkii ugu danbeeyay

Ururweynaha shaqaalaha Norway(LO) oo doortay xoghaye guud oo soomaali ah.

Nin Lagu Soo Oogay Dacwad Nacayb iyo Jir-dil Ka Dhan ah Ilmo Yar iyo Qoys Soomaaliyeed.

Norway oo ka fakareyso in Booliska la hubeeyo.

Shaqooyinkan ayaa baahi-shaqaale oo xoogan loo qabaa Norway.

Maxmadda Oslo oo xukuntay haweenay ku eedeysan cunsurinimo.

NNNORSOMNEWS
  • Nyheter/Warcusub
    • Økonimi/Dhaqaale
    • Utdanning/Waxbarasho
    • News in other languages
    • sport/ciyaaro
    • Politikk/siyaasad
    • NorSom Magazin
  • N TV
  • Wararka caalamka
  • Meninger/Fikrado
  • Covid-19
  • Nala soo xiriir/Kontakt oss
  • Doorashada 2023
type here...

Gudoomiyaha gobalka Vest-Agder: Ma aanan helin cadeyn sheegaysa in Amal Aden taxi loo diidey

Nyheter/Warcusub
3. desember 2016
Updated: 3. desember 2016
Norsomnews
By Norsomnews
Share
Facebook
Twitter
Pinterest
WhatsApp

    Amal Aden oo gabar qoraa soomaali ah, ayaa hadal ay dhowr isbuuc kahor ka jeedisay jaamacada Agder, ku sheegtay in darawalada baabuurta tagaasidu ay diidaan iney qaadaan, hadiiba ay u aqoonsadaan iney Amal Aden tahay.

    Maamulka Gobalka Vest-Agder ayaa wacad ku maray iney arintaas baaritaan ku sameyn doonaan, si ay xaqiiqada uga salgaaraan. Maadaama magaalooyinka ay Amal sheegtay in looga diidey iney tagsiga raacdo, ay kamid tahay magaalada Kristiansand oo caasimad u ah gobalkaas Vest-Agder.

    Terje Damman oo ah gudoomiyaha gobalka Vest-Agder, ayaa tvga qaranka ee NRK u sheegay in baaritaan kadib, ay soo heli waayeen wax raad ama cadeyn ah oo sheegaya in Amal la faquuqey ama cunsurinimo lagu sameeyay.

    Gudoomiyaha oo hadalkiisa caro laga dheehanayo ayaa eedeyn u jeediyey Amal Aden, isaga oo sheegay iney fiicnaan laheyd iney cadeyn ama documenti fiican u heysato eedeymaheeda ku aadan arintaas. 

    Waxaan kulan la yeeshay dadka ka shaqeeyo tagaasida, isla markii ay soo dhamaatay khudbada. Waxaana loo direy iney ka shaqeeyaan xaqiiqo raadinta eedeyntaas. Waxaan xiriir la sameeyay Amal, aniga oo ka codsadey iney noo dirto documentiyada cadeynaya arintaas. 

    Documentiyada aan ka helay Amal, waan ka xumahay ma ahan kuwa gacan lagu qaban karo. Maadaama eedeynteedu ay tahay mid halis ah, waxaa qumanaan laheyd iney cadeymo fiican heysato, gaar ahaan markii eedeymuhu ay yihiin kuwo sumcad daro usoo jiidaya dadka tagaasida ka shaqeeyo oo dhan. 

    Gudoomiyaha ayaa hadalkiisa raaciyay iney sameeyeen baaritaan baaxad weyn, isla markaana aysan soo helin wax tilmaami kara khalad , balse taas badalkeeda ay soo heleen in wax walba ay ku socdaan sidii loogu tala galay. 

    Amal Aden: Anigu documentiyada oo dhan ma uruuriyo

    Tvga qaranka ee NRK ayaa xiriir la sameeyay Amal Aden, iyaga oo wax ka weydiiyay eedeynta uu usoo jeediyay gudoomiyaha gobalkas Vest-Agder. 

    Amal ayaa iska fogeysay eedeymahaas, waxeyna sheegtay iney wixii cadeymo ay heysay, ay u gudbisey gudoomiyaha. Iyada oo sheegtay inay wax badan ku safarto oo ku wareegto gudaha Norway, isla markaana aysan uruurin documenti walba. Waxeyna hadalkeeda raacisay in arintan aysan hada dhicin, balse ay dhacday laba mar oo kala duwan oo hore. 

    Amal ayaa sidoo kale sheegtay sheegtay in arintan ay sidoo kale khuseyso haween badan. 


    Halkan ka akhriso warkan oo af norwiiji ku qoran:

    Xigasho/kilde: NRK.

    [adsenseyu2]

    Norsomnews
    Norsomnews
    Share
    Facebook
    Twitter
    Pinterest
    WhatsApp
      Latest news
      Nyheter/Warcusub

      Ururweynaha shaqaalaha Norway(LO) oo doortay xoghaye guud oo soomaali ah.

      Norsomnews - 10. mai 2025
      Nyheter/Warcusub

      Nin Lagu Soo Oogay Dacwad Nacayb iyo Jir-dil Ka Dhan ah Ilmo Yar iyo Qoys Soomaaliyeed.

      Norsomnews - 9. mai 2025
      Nyheter/Warcusub

      Norway oo ka fakareyso in Booliska la hubeeyo.

      Norsomnews - 9. mai 2025
      Nyheter/Warcusub

      Shaqooyinkan ayaa baahi-shaqaale oo xoogan loo qabaa Norway.

      Norsomnews - 8. mai 2025
      Related news
      Nyheter/Warcusub

      Ururweynaha shaqaalaha Norway(LO) oo doortay xoghaye guud oo soomaali ah.

      Norsomnews - 10. mai 2025
      Nyheter/Warcusub

      Nin Lagu Soo Oogay Dacwad Nacayb iyo Jir-dil Ka Dhan ah Ilmo Yar iyo Qoys Soomaaliyeed.

      Norsomnews - 9. mai 2025
      Nyheter/Warcusub

      Norway oo ka fakareyso in Booliska la hubeeyo.

      Norsomnews - 9. mai 2025
      Nyheter/Warcusub

      Shaqooyinkan ayaa baahi-shaqaale oo xoogan loo qabaa Norway.

      Norsomnews - 8. mai 2025
      NNNorSom News
      FacebookFacebook
      InstagramInstagram
      VKontakteVKontakte
      YoutubeYoutube
      We use cookies on our website to give you the most relevant experience by remembering your preferences. By clicking “Accept”, you consent to the use of the cookies.
      Cookie settingsACCEPT
      Manage consent

      Privacy Overview

      This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
      Necessary
      Alltid slått på
      Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
      Non-necessary
      Any cookies that may not be particularly necessary for the website to function and is used specifically to collect user personal data via analytics, ads, other embedded contents are termed as non-necessary cookies. It is mandatory to procure user consent prior to running these cookies on your website.
      LAGRE OG GODKJENN
      error: Digniin: Ha isku dayin in copy gareyso wararka aan daabacno. Waan kula soconaa.
      wpDiscuz
      0
      0
      Would love your thoughts, please comment.x
      ()
      x
      | Reply