fredag, april 26, 2024

(Muhiim): Waraaqaha lacagta oo isbadal lagu sameyn doono

Bankiga dhexe ee wadankan Norway, ayaa maanta soo bandhigay waraaqaha lacagta cusub ee lagu badali doono waraaqaha lacagta ee hada la isticmaalo(Sawirka kore). 

Qeybta koowaad(100 kr iyo 200) ee Lacagtan cusub ee maanta lasoo bandhigay, ayaa suuqa soo gali doonto bisha May ee sanadka 2017. Iyada qeybaha labaadna ay suuqa soo gali doonaan sanadka 2018/2019.

Lacagtan cusub ayaan laheyn sawirada dadka caanka ahaa ee looga bartey iney ku sawirnaadaan waraaqaha lacagta. Waxaana taas badalkeeda lagu sawiray waxyaalo kale oo taariikh u leh wadankan Norway sida kaluunka iyo doomaha Viking-ka.

Xigasho/kilde: e24.no

 

Latest news
Related news
error: Digniin: Ha isku dayin in copy gareyso wararka aan daabacno. Waan kula soconaa.
0
Would love your thoughts, please comment.x
()
x