Marxuum Maxamud Axmed Ciise oo maanta lagu aasay Asker

Allah ha u naxariistee waxaa maanta deegaanka Asker lagu aasay Marxuum Maxamud Axmed Ciise, oo ahaa marxuumkii ku baxay gacanta wiil uu dhaley oo maskixiyan u xanuunsanaa.

Aaska marxuumka ayaa waxaa kasoo qeybgaley dad badan oo kala kala yimid Asker, Oslo iyo nawaaxigeeda.  A.H.N Maxamuud Aflow ayaa ahaa nin bulshada reer Oslo, gaar ahaan dhalinyarada ay aad u wada yaqaaneen. 

Dhanka kale booliska ayaan wali soo saarin warbixinta dhameystiran oo ay kasoo saareen baaritaankii ay ku hayeen dhacdadan. 

[adsenseyu2]

Latest news
Related news