Maxkamada sare ee Norwey ayaa isbuucan go aan ka gaarayso in Yaasmiin oo ah gabar soomaali ah oo sanadkii 2009 timid wadanka lagu celiyo Hungary oo ay faro ku leedahay iyo in codsigeeda-magangalyo looga shaqeeyo Norwey. Yaasmiin ayaa sanadkii 2010 la siiyay diidmo, maadaama ay sharci ku leedahay wadanka Hungary, laakiin waxaa la siiyay ogolaansho ah inay Norwey deganaato lix bilood maadaama ay dacweysey ninkii Yurub soo galiyay kuna qasbay inay noqoto haweenka jirkooda ka ganacsada!!.
Tv-ga NRK , barnaamijkiisa Brennpunkt ayaa documentary calool xumo ah ka diyaariyay nolosha yaasmiin iyo sida ay Norwey kusoo gashay kadib 15 sano oo ay niman ku qasbeen inay jirkeeda ka ganacsato. inta uu documentryga uu socda waxaa hadba la arkayaa Yaasmiin oo dhacayso marka ay soo xasuusato dhibaatada lasoo mariyay iyo silicii ay ku nooleyd mudada dheer. Waxaa kaloo jirkeeda ka muuqdo nabaro iyo dhaawacyo kasoo gaaray noloshaas ay ku jirtay. Yaasmiin ayaa dacweysay nimankii ku ciyaaray nolosheeda, laakiin booliska ayaa laalay dacwadeeda.
We use cookies on our website to give you the most relevant experience by remembering your preferences. By clicking “Accept”, you consent to the use of the cookies.
This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
Any cookies that may not be particularly necessary for the website to function and is used specifically to collect user personal data via analytics, ads, other embedded contents are termed as non-necessary cookies. It is mandatory to procure user consent prior to running these cookies on your website.
error: Digniin: Ha isku dayin in copy gareyso wararka aan daabacno. Waan kula soconaa.