Ethiopian Airlines oo sanadkii sadexaad ee isku xiga loo aqoonsaday diyaarada ugu fiican Africa.

0
145
Foto: Twitter-Ethiopian Airlines

Shirkada diyaaradaha Ethiopian Airlines ayaa tartanka caalamiga ah ee Skytrax Award sanadkii sadexaad oo xiriir ah loo aqoonsaday shirkada diyaaradeed ee ugu fiican qaarada Africa.

Skytrax Award ayaa ah bilada ugu sareysa ee la siiyo shirkadaha diyaaradaha ganacsiga ee caalamiga ah, waxaana sanad walba ku tartama kaalmaha koowaad dhamaan diyaaradaha caalamiga ah ee aduunka isaga kala goosha.

Ethiopian Airlines ayaa isbuuc walba lix mar safar ku tagta Adiss ababa, waxeyna si toos uga degtaa magaalooyinka  inay duulimaadyo toos ah ku aado magaalada Hargeysa iyo Muqdisho.

Halkan ka gal webka shirkada ee Norway: Ethiopianairlines.no

Ama kala xiriir xafiiskooda Oslo: Øvre Slottsgate 6, 0157 Oslo, tlf: 22 06 44 01  
Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments