Jubba Travel: Waxaan soo kordhinay adeega cumrada oo dhameystiran.

0
431

Shirkada tigidada ee Jubba Travel ayaa dhamaan bulshada soomaaliyeed ee Norway kunool ogeysiineyso, in shirkadu ay soo kordhisay adeega Cumrada oo dhameystiran. Sida Visada, Tigidka diyaarada hotellka iyo talo bixin buuxdo oo ku saabsan gudashada xajka.

Shirkada ayaa ogeysiineyso macaamiisheeda in qofkii soo dalbada adeega cumrada, rabana inuu baxo 10-ka danbe ee bisha Ramadaan uu heli doono qiimo-dhimis buuxdo.

Waxyaabaha aad ku dooran karto Jubba Travel:

  • Flyreise Tur/Retur
  • All Transport I Mekka og Medina
  • Komplet veiledning for Umrah, Reise leder fra Norge.
  • Hotellopphold i Mekka og Medina.
  • Ziarat i Mekka og Medina(Besøke de hellige stedene).

For mer info/Kala xiriir:

Address-ka: Motzfelds gate 7, 0187 OSLO.Tlf: 96969634 /96969654  E-mail: jubatickets@gmail.com/ Info@jubatravelagency.no.

———————————

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments