Hiiliye Travel: Waxaan bilownay adeega qaadista xajka.

0
144

Wargalin: Hiiliye Travel Agency: Waxaan bilownay adeega xajka, kadib markii aan helnay ogolaanshaha qaadista xujaajta Norway. Waxaan nahay shirkada kali ah ee gaarka loo leeyahay ee qaada xujaajta Norway.

30-ka qof ee ugu horeeyo waxaan u sameyn doonaan qiimo-dhimis balaaran. Ka faa´iideyso fursadan qaaliga ah ee aad ku gudan karto waajibka diiniga ah ee xajka. 

Waxaa nala shaqeyn doono masaajidada magaalooyinka Bergen, Stavanger, Drammen, iyo Trondheim. Waxaa sanadkan na raaci doono xamladan Dr/Sh Shaadibi.

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments