Xeer cusub 2018: Adiga oo baabuur wada, hadaad mobil adeegsato, leysinka waa lagaa calaamadin

0
126

Laga bilaabo sanadka cusub ee 2019, isticmaalka mobilka gacanta ee xiliga uu qofka wado baabuurka, ayaa lagu muteysan doonaa ciqaab ah in qofka labo dhibcood looga calaamadiyo leysinka wadista baabuurka. Waxaana xeerkan oo dhaqan gali doonaa laga bilaabo kowda bisha january ee sanadka 2019, sida ay sheegtay waaxda gaadiidka iyo wado-marista ee Vegvesenet.

Ujeedada arintan ayaa lagu sheegay in la rabo in lagu dhimo tirada dadka sida sharci-darada ugu hadla moobiilada gacanta, xiliga ay wadaan baabuurta. Iyaga oo khatar galiya naftooda, tan dadka kale iyo deegaanka.

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments