Norway: Tirada dadka qoysaskooda dib ula midooba oo hoos u dhacday: 382 soomaali ah

0
155
Foto: Shutterstock

Sida lagu sheegay tirokoob ay soo saartay hey´adda agaasinka soo galootiga dalkan Norway, waxaa hoos u dhacday tirada dadka soo galootiga ah ee Norway uga dacwoodo qoysaskooda, si ay ula midoobaan.

Ilaa hada sanadkan waxaa sanadkan 2018 Norway ay ogolaansho siisay ilaa 9.235 oo ay dadkooda u dacwoodeen, tiradaas ayaa ahna mid ku dhawaad 3000 qof oo yar tirada sanadkii hore ee 2017, xiligan oo kale.

Dadka kasoo jeedo dalalka Hindiya iyo Siiriya ayaa ugu booska koowaad kaga jiro dadka ugu badan ee xubnaha qoyskooda loo keenay Norway.

Sidoo kale 382 qof soomaali ah iyo 269 qof oo Pakistani ayay tirokoobkan lagu sheegay inay Norway ugu dacwoodeen xubnaha qoysaskooda.

Xigasho/kilde: K.R/NTB 

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments