Baarlamaanka Norway ayaa sanad iyo bar kahor meel-mariyay sharci,  hey´adda laanta socdaalka Norway ee UDI-da ka qaadaya awooda kala noqoshada dhalashada Norway, waxaana shaqadaas loo wareejiyay maxkamada Norway.

Sida uu maanta qoray wargeyska Klassekampen, Xisbiyada SV iyo MDG ayaa sheegay inay mar kale dooda ku saabsan kala noqoshada dhalashada Norway ay keeni doonaan baarlamaanka. Markana ay rabaan in xili ama mudo loo sameeyo xiliga qofka lagala noqon karo dhalashada Norway, si lamid ah danbiyada ah caadiga ah ee dadku ay galaan.

Xigasho/kilde: Klassekampen.no(halkan kasii akhri warkan). 

legg igjen kommentar/ ka dhiibo fikirkaaga

avatar
  Subscribe  
Notify of