Muuqaal baahiyaha caanka ah ee Channel 4, ayaa barnaamij mini-documentry ah ka sameeyay caado ay raga soomaalida ah ee qurbaha kunool qaarkood ay sameeyaan, taas oo ah inay Africa u aadaan guursiga gabdho yar-yar oo aan guur horey usoo marin, iyada oo ujeedkooda dhabta ah uusan aheyn guur, balse ay yihiin galmo raadis ah.

 

legg igjen kommentar/ ka dhiibo fikirkaaga

avatar
  Subscribe  
Notify of