24Ma kamid tahay dadka sharciyada lagala noqday? Dhibaato kale oo xaga sharciga ah maku heysataa? Majirtaa wax xaqdaro ah oo aad tabeneyso? Ma u baahantahay talo bixin xaga sharciga ah? Mise rabtaa qareen fahmaya dareenkaaga, kuuna soo celin karo xaqaaga?

Shirkada qareemada Clemetsen & Mohamed AS waxey ogeysiineysaa soomaalida reer Norway, inay diyaariyeen adeeg qareemeed ay ugu talo-galeen soomaalida dhibanaasha xaga sharciga ah:

  • Waxaan leenahay khibrad-shaqo oo isku dar gaareyso 18 sano.

  • Waxaan horey ula soo shaqeyney dad badan oo soomaali ah, si fiicana waan ula soconaa dhibaatooyinka soomaalida ee xaga sharciga.

  • Waxaan aqoon gaar ah u leenahay kiisaska la xiriira UDI, Barnevernka ama NAV

  • Waxaan ku siineynaa saacado bilaash ah oo talo bixin xaga sharciga ah.

  • Waxaa noo shaqeeyo turjumaano soomaali ah oo fast ah.

  • Hadii dhakhligaagu uu yaryahay, inta badan waxaa lacagta qareenka bixiyo dowlada. Laakiin waa inaan marka hore kiiskaaga dib u eegno oo aan furno.

Waxbo ha sugin inta uu kiiskaaga meel dheer gaarayo ee hada nala soo xiriir:

TLF. 22 42 98 00 ama post@clemo.no

booqo bogeena af-soomaaliga ku qoran ee Clemo.no 

legg igjen kommentar/ ka dhiibo fikirkaaga

avatar
  Subscribe  
Notify of