Waxaa khamiistii hore Soomaaliya loo tarxiilay mid kamid ah shan dhalinyaro soomaali ah, kuwaas oo ku xiran xero xabsiyeedka Trandum. Iyada kuwa kalena la sheegay in la tarxiili doono maalmaha soo socdo.

Laanta afka soomaaliga ee idaaca BBC-da ayaa wareysi la yeelatay xaaska wiilkii la tarxiilay isbuucii hore iyo xaaska wiil kale oo ku xiran xerada Trandum, loona sheegay in la tarxiili doono sagaalka bishan January.

Halkan ka dhageyso wareysiga kooban ee BBC-da.

legg igjen kommentar/ ka dhiibo fikirkaaga

avatar
  Subscribe  
Notify of