Idaacada codka Mareykanka(VOA) laanteeda afka soomaaliga ayaa warbixin ka diyaarisay xaalada guud ahaan qoxootiga dalkan Norway, gaar ahaan dad soomaali ah oo ku xiran xero-xabsiyeeda Trandum. Kuwaas oo qaarkood loo sheegay in dhawaan loo tarxiilo doono Soomaaliya.

Halkan ka dhageyso(daqiiqada 11-aad ilaa 16-aad)

legg igjen kommentar/ ka dhiibo fikirkaaga

avatar
  Subscribe  
Notify of