London:Daawo Taksiile soomaali ah oo gaarigiisa looga dhex 500.000 NOK, balse u celiyay dadkii lacagtaas lahaa.

0
205

Warbaahinta dalka U.K ayaa maalmihii ugu danbeeyay si aad ah u hadalheysay sheekada taksiile soomaali ah oo lagu magacaabo Maxamed Cabdulaahi Gaageele, kaas oo baabuur uu watay looga dhex tagay lacag dhan 50 kun oo Yuuro, una dhiganta 500.000 NOK oo lacagta dalkan Norwey ah.

Gaagaale ayaa markii uu lacagta helay kadib, raadiyay dadkii ay ka kulantay isaga oo dib ugu celiyay.

Halkan ka daawo idaacada VOA oo arintaas warbixin ka diyaarisay(Daqiiqada 7-aad).

Subscribe
Notify of
guest

Dette nettstedet bruker Akismet for å redusere spam. Lær om hvordan dine kommentar-data prosesseres.

0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments